More

    Dowladda oo canshuur cusub kusoo rogeysa shacabka Muqdisho

    Published on:


    Muqdisho — 
    Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iman Cige ayaa dhawaan sheegay, in xukuumadda Soomaaliya ay dhaqan-gelineyso canshuur cusub oo ay ku soo rogtay nidaamka wax ku iibsiga adeegyada dijitalka sida EVC-Plus iyo kaararka bankiyada.
    Tallaabadan ayaa waxaa kasoo horjeestay qaar ka mid ah mudanayaasha barlamaanka, kuwaas oo ku dooday in dhaqangelinta xeerka canshuurta uu marka hore baarlamaanka la marsiiyo.
    Warbixin arrintan ku saabsan waxaa innoo haya, Cabdulqadir Maxamed Mursal Samakab.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here