More

    Dibad-bax ka dhan ah waaranka loo jaray Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo

    Published on:


    Kismaayo — 
    Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo warqaddii waaranka xariga ahayd ee loosoo jaray Madaxweynaha Jubaland, waxaana shacabka Kismaayo iyo maamulka Jubaland ay si weyn uga soo horjeesteen go’aankaas.Faafaahinta warkan waxaa kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here