More

    DFS oo digniin u dirtay shacabka ku nool goobaha Al-Shabaab

    Published on:


    Muqdisho — 
    Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ugu ugu baaqday dadka rayidka ah inay ka fogaadaan aagagga ay kula dagaallamaan kooxda Al-Shabaab kuwaasoo ay khasaare kasoo gaarto marka duqeymaha ay dhacaan.
    Warbixin ku saabsan digniinta ay Villa Somalia u jeedisay shacabka waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.


    Read More

    Related