More

    Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Mudug

    Published on:


    Ku-dhawaad 15 qof ayaa ku dhintay in ka abadan 20 kalena way ku dhawacmeen dagaal dhex-maray laba maleeshiyo beeleed oo wada dega deeganada Towfiiq iyo Buq-qalooc oo ku yaalla dhanka bari ee gobalka Mudug.Gobolkan ayaa waxaa bilihii dhowaa aad ugu badnaa colaad beeleedyada, oo ay ku dhintaan tobanaan qof oo isugu jira shacab iyo maleeshiyo.Weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa dagaalkii ugu dambeeyey ka wareystay gudoomiyaha deegaanka Af-barwaaqo Axmed Xuseen Saciid.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here