More

    Culumada oo ku baaqay in la qaboojiyo colaadda Galguduud

    Published on:


    Nairobi — 
    Qaar ka mid ah culumaa’uddiinka Soomaalida ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah ee dhawaan ku dagaallamay gobolka Galguduud.
    Warbixintan, waxaa Nairobi kasoo diray, Yaasiin Ciise Wardheere.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here