More

    Ciidamada Dowladda oo deegaano ka qabsaday Al-Shabaab

    Published on:


    Muqdisho — 
    Ciidamada ka tirsan hay’adda iyo Nabad Sugida iyo ciidamada gaarka ah ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan kula wareegay deegaanka Shanlow oo ka tirsan gobalka Shabeellaha Dhexe.Dhinaca kale dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa laba maleeshiyo beeleed oo ka dhacay xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.Warkan waxaa magaalada Baledweyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here