More

    Cayaaryahan hore, Cantar Jeenyo oo geeriyooday

    Published on:


    Muqdisho — 
    Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Axmed Cabdi-kariin Walaayo oo loo yaqaano Cantar Jeenyo, kaas oo u soo ciyaari jiray kooxda kubadda cagta ee Jeenyo iyo xulka qaranka Soomaaliyeed.
    Cantar Jeenyo ayaa ka mid ahaa xidigaha taariikhda ku leh kubadda cagta Soomaaliya.
    Warbixin ku saabsan geerida Cantar Jeenyo, waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here