More

    Biyo gelin loo sameynayo barakacayaasha duleedka Kismaayo

    Published on:


    Kismaayo — 
    Deegaanada waqooyiga ka xiga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, oo ay ku barakaceen kumanaan Beeraleey iyo Xoolo dhaqato ahaa, ayaa waayadii dambe waxaa ka taagnaa dhibaatooyin ay dadkaas wajahayaan, oo ay ka mid yihiin helidda biyo nadiif ah oo ay cabaan.
    Kadib baaqyo isdaba joog ah oo ay in muddo ah dirayeen ayaa ugu dambeyntii deegaanadaasi waxaa ka billowday dhaq-dhaqqaqyo biya-galin ah oo ay ka faa’iidaysan doonaan ku dhawaad sodon kun oo qof si ay oga baxaan caqabadaha ka haystay biyaha.
    Faa-faahinta warkan waxaa Kismaayo ka soo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here