More

    Barnaamij gaar ah: Safarka Xasan Sheekh ee Jarmalka iyo muranka hareeyey

    Published on:


    Berlin — 
    Barnaamijkan gaarka ah waxa uu ku saabsan yahay booqashada madxaxweynaha Soomaaliya Xasan Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay dalka Jarmalka iyo hadal haynta ka dhalatay waxyaabihii ay ka wada hadleen madaxda labada dal, iyo dib usoo celinta muwaadiniin Soomaali ah oo ku sugan Jarmalka.Waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdicasiis Axmed Barrow.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here