More

    Bandhigga Buugaagta Hargeysa oo maalinti labaad galay

    Published on:


    Hargeysa — 
    Waxaa maalintii labaad galay Carwada Buugaagta Hargeysa oo dhowr iyo tobanki sano ee lasoo dhaafay lasoo qabanayay.
    Qeybti shalay ayaa waxaa lagu soo bandhigay buugaag iyo farashanno kala duwan oo ay ka midiyahiin sawirro muujinaya taariikhda bulshada , qalabka dhaqanka iyo hiddaha iyo agab kale oo qadiimi ah.Cadnaan Maxamed Axmed oo ka tirsan Qaybta Kaydka ee Xarunta Dhaqanka Hargeysa, ayaa wariye Xamse Cali Jeesto uga warramay Bandhig Dhaqameedkan.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here