More

    Axmed Cilmi Guure oo geeriyooday

    Published on:


    Waxaa xalay dalka Canada ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee Axmed Cilmi Guure, oo ka mid ahaa duuliyaashi hore ee shirkadda Somali Airline.Axmed, ayaa sidoo kale ahaa aas-aasaha Website Hiiraan Online, oo uu sameeyay bishi July ee sannadki 1999-ki. Hiiraan.com ayaa ka mid ah website-yadi ugu horreeyay ee Af-Soomaali lagu qoro ee laga aqristay adduunka.Haddaba, geeridiisa ayaan Cabdulqaadir Maxamed Samakaab uu ka warsytay Axmed Cabdullahi Maajoor Kamaadha, Ibrahim Abikar Nur iyo Abdullahi Axmed Cabdulle Azhari oo ka mid ah duuliyaashi ay soo wada shaqeeyeen iyo dadki ay wax soo wada barteen.Wuxuuna ugu horreyn ku hormay Axmed Kamaadha oo ka hadlaya geerida Guure.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here