More

    Waraabe dad ku dhaawacay Puntland

    Published on:


    Wararka naga soo gaaraya tuulada Yaka ee hoos timaada magaalada Qardho ee Puntland ayaa sheegaya, in dhurwaa ama waraabe loo maleynayo in ay raxan ahaayeen ay weerareen saddex nin oo reer miyi ahaa, kuwaas oo uu soo gaaray dhaawacyo halis ah. Arrintan ayaa walwal badan ku abuurtay dadka deegaanka.Wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yusuf Maxmud Yusuf ayaa weerarka waraabaha ka wareestay, Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Karkaar, Gashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here