More

    Cabsi ka jirta Boosaaso kadib amar ka soo baxay ciidamada PSF

    Published on:


    Boosaaso — 
    Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa ka jira dareen la xiriira dhinaca nabadgelyada kadib markii ciidamada PSF ay soo saareen digniin ay diyaaradaha isticmaala garoonka magaalada ugu sheegeen inaysan isticmaalin garoonkaas.Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo uu jiray khilaaf muddo soo jiitamyey oo u dhexeeyey maamulka Puntland iyo hoggaanka ciidanka PSF.Shacabka ku nool magaalada Boosaaso ayaa walaac xoog leh ka muujinya tallaabooyinka dhallin kara xasilooni darada.Weriyaha VOA Faaduma Yaasin Jaamac ayaa warbixintan soo dirtay.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here