More

    Soomaaliya oo xaqiijisay in ciidamada Ethiopia aysan ku jiri doonin howlgalka AUSSOM

    Published on:


    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada Ethiopia aysan qeyb ka noqon doonin howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee AUSSOM ee bedeladaya howlgaka ATMIS dhammaadka sanadkan.
    Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inay jiraan dalal cusub oo holwgalka ku soo biiri doona iyo kuwo ATMIS qeyb ka ahaa oo hari doona.
    Hadalkan ayaa Wasiirka uu u sheegay Raadiyaha Dowldda Soomaaliya ee Radio Muqdisho.
    Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan kooban inooga diyaariyay.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here