24.3 C
Mogadishu

Soomaaliya

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Dib u dhis lagu billaabay waddooyinka Jabuti

Waxaa todobaadkaan dalka Jabuti laga billaabay, dib u dhis iyo dayac-tir lagu sameynayo qaar ka mid ah jidad iyo waddooyin ku yaalla magaalada...

18 arday ah oo ku dhintay dab ka kacay kulleejo ku yaalla Kenya

Saraakiisha sare ee dalka Kenya ayaa sheegay, in ugu yaraan 18 arday ay ku dhinteen 27 kalana ay ku dhaawacmeen kaddib marki uu...

Wararki ugu danbeeyay ee Gaza iyo Daanta Galbeed

Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado khasaaro...

Xasan Sheekh iyo Xi oo isku raacay xoojinta xiriirka labada dal

Beijing —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay magaalada Beijing madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, sida ay sheegeen...

The Plaud Note is the first AI gadget I think you should buy

“You may or may not find it appealing, but the Plaud Note is the most practical kind of AI hardware — and it...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo 2024 qabatay kiisaskii ugu badnaa

Muqdisho —  Guddoomiyaha Maxkmadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in sanadkaan 2024-ka ay maxkamaddu qabatay gal dacwadeedkii ugu badnaa ee abid soo mara, iyadoo Maxkamadda...

Faaqidaadda: Heshiisyada ay Soomaaliya la gashay Masar

Qaahira —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyada Soomaaliya ay la gashay Masar ee ka caraysiiyey Itoobiya, iyo xiisadda sii kordheysa...

Samsung’s new laptop has literally double the AI

Samsung has published a Newsroom post announcing its latest Galaxy Book model, the Galaxy Book5 Pro 360, as the first of its new...

Dowladda Soomaaliya oo fulisay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in weeraro ay duqeyn cirka ah ku jirto, oo ay ka fuliyeen deegaano ku yaalla Galguduud iyo...

Soomaaliya oo 30 sano kadib dib u howl-gelisay adeegga 888

Muqdisho —  Dadka ka faallooda arrimaha amniga ayaa ifafaallo wanaagsan ka muujiyay tallaabo dowladda Soomaaliya ay ku howlgalisay adeegga numberka gaaban ee 888 ee...

Bandhigga VOA: Dhallinyaro Soomaali ah oo ku go’doonsan Brazil

Bandhigga VOA: Dhallinyaro Soomaali ah oo ku go'doonsan Brazil Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ee muhaajiriinta ah ee...

Recent articles