25.9 C
Mogadishu

Soomaaliya

Ololaha Doorashada Somaliland oo si rasmi ah u bilowday

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo ay wehelinayaan Guddida Hawlgallinta Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda Somaliland ayaa maanta madaarka magaalada Hargeysa ka soo dejiyey waraaqaha codbixinta...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Heshiis ay gaareen warbaahinta madaxa banaan iyo dowlad goboleedka Puntland

Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay wax ka bedelka xeerka warbaahinta iyo xeerka nidaamiyaha helista xogta...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Faaqidaadda: Doorka haweenka ee doorashooyinka Somaliland

Faaqidaadda: Doorka haweenka ee doorashooyinka Somaliland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland iyo kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda. Read More

Kumuu ahaa Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar?

Muqdisho —  Allah ha u naxariistee Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar oo ka tirsanaa kooxda Fanaaniinta Booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa shalay ku geeriyooday qarax...

AI-controlled robots can be jailbroken, and the results could be disastrous

Researchers at Penn Engineering have reportedly uncovered previously unidentified security vulnerabilities in a number of AI-governed robotic platforms. “Our work shows that, at this...

Lenovo Yoga Slim 7i Aura Edition review: the Intel comeback continues

Lenovo Yoga Slim 7i Aura Edition MSRP $1,422.00 “The Lenovo Yoga Slim 7i Aura Edition matches great battery life with solid performance, all at an attractive...

Perplexity’s two new features take it beyond just a chatbot

Perplexity AI, makers of the popular chatbot by the same name, announced Thursday that it is rolling out a pair of new features...

Bandhigga VOA: Qodobkii ugu adkaa ee la isku mari waayey shirlkii GWQ

Muqdisho —  Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay qodobadii la isku mari waayey ee Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo shalay...

Shirkii Golaha Wadatashiga oo dib loo dhigay ayadoo aan lagu heshiin

Muqdisho —  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay gelinkii dambe shaaciyay in dib la isugu soo laaban doono shirkii Golaha Wadatashiga...

Gabar Soomaali ah oo ku guuleysatay doorasho ka dhacday Belgium

Brussels —  Sahra Mohamed Khaliif, oo ah gabar asal ahaan kasoo jeedo Soomaaliya, kana mid ah Soomaalida dalka Holand ayaa ku guuleystey kursiga baarlamaanka...

Recent articles