28.9 C
New York

Bandhigga VOA: Qodobkii ugu adkaa ee la isku mari waayey shirlkii GWQ

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay qodobadii la isku mari waayey ee Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo shalay Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey ayada oo aan heshiis lagu gaarin, gaar ahaan qodobka doorashada oo noqday caqabadda ugu weyn.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img