24.4 C
Mogadishu

Soomaaliya

Maxaa ugu cajiibsanaa oo suxufiyiinta ay ku arkeen doorashada Somaliland?

Hargeysa —  In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ee doorashada madaxtinimada ee Somaliland. Doorashadan waa...

Goobaha cod-bixinta doorashada Somaliland oo la soo xiray

Hargeysa —  Waxaa soo xirmay in ka badan labada kun ee goobood ee cod-bixinta Somaliland ee saakay dadweynuhu ay ka codeeynayeen doorashooyiinka isku sidkan...

NISA oo sheegtay in ay soo qabatay rag dil ka gaystay Muqdisho

Muqdisho —  Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ciidankeeda ay gacanta ku soo dhigeen labo eedeysane oo loo...

Soomaaliya oo UK uga qeyb gashay shirka dhowrista xogta muwaadinka

Muqdisho —  Shir dhowaan ka dhacay dalka UK ayaa looga hadlay ahmiyadda ay leedahay dhowrista xogta qarsoon ee muwaadinka, ayada oo shirkaas ay goobjoog...

Somaliland goes to the polls amid Ethiopia-Somalia port deal row

, 2024-11-13 09:00:23 , Amid escalating regional tensions, voters in the self-declared state of Somaliland will vote on Wednesday in its fourth general...

Maxay ka dhigan tahay doorashada berri ka dhaceysa Somaliland?

Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa doorashada madaxtinimada oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta sadexda xisbi qaran iyo toddoba urur siyaasadeed.Doorashadan...

Wareysi: Musharrax Madaxweyne Muse Bixi Cabdi

Hargeysa —  Maalmihi lasoo dhaafay waxay VOA-da idiin soo gudbiyay, wareysiyo ay la yeelatay laba ka mid ah saddexda murashax ee ku tartami doonta,...

Aragtida shacabka Somaliland ee doorashada berri dhaceysa

Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa goobaha cod-bixinta ee doorashada madaxweynaha oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta saddexda xisbi qaran iyo...

Culimada oo baaq ka soo saaray doorashada Somaliland

Hargeysa —  Culuma’udiinka Somaliland ayaa baaq ku aaddan ilaalinta nabadda iyo in loo hogaansamo natiijada doorashada u diray guddoomiyeyaasha xisbiyada iyo ururada siyaasadeed ee...

Bankiga IBS iyo Hay’adda Qaxootiga oo heshiis ku saxiixday Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho ayaa waxaa heshiis ku gaaray Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka iyo Bankiga ganacsiga ee IBS, kaasi oo wax looga qabanayo...

Is AI already plateauing? New reporting suggests GPT-5 may be in trouble

Viralyft / Unsplash OpenAI’s next-generation Orion model of ChatGPT, which is both rumored and denied to be arriving by the end of the year,...

Xildhibaanada federaalka ee matala Jubaland oo bayaan soo saaray

Maalmahan waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Federaalka ee laga soo doorto Jubaland kadib casuumaad iyo shir wadatashi ah...

Recent articles