26.9 C
Mogadishu

Puntland

Ciyaaraha gobollada Puntland oo maanta lasoo gaba-gabeynayo

Garoowe —  Waxaa galabta lagu wadaa in magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyo tartan kubadda cagta ah oo maalmahan halkaasi uga socday kooxo matalayay...

Deni oo ka hadlay dagaal beeleedyada gobolka Mudug

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay dagaalka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug ayaa sheegay in dib loogu noqdo heshiisyadii laga...

Muxuu yahay howlgalka cusub ee Puntland sheegtay inay ku cirib tirayso ururka Daacish ee Soomaaliya?

, 2024-12-27 09:41:55 , baraha bulshada31 Daqiiqadood ka horMaamul gobleedka Puntland ayaa shaaciyay in ay doonayan in ay bilaaban howlgal ka dhan...

Muxuu ka dhigan yahay hadalka Deni ee lacagta cusub?

Garoowe —  Barnaamijkan gaarka waxa uu ku saabsan yahay dhawaaqii dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ee uu ku sheegay in...

Sidee looga falceliyey lacagta uu Deni sheegay in ay sameynayaan?

Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Boosaaso ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Puntland uu ku shaaciyay in maamulkiisa...

Madaxweynaha Puntaland ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Madaxaweyanaha Pund Saciid Cabdulaahi Deni oo toddobaadyadii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Carmo ee gobolka Bari ayaa xilli uu kaga qaybgalayay munaasabad lagu...

Burcad badeed Soomaali ah oo haysata markab oo dalbaday $10 milyan

Xaafuun —  Burcad badeed bishii hore ku afduubtay markab kalluumeysi, oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socdeen 18 shaqaale xeebaha waqooyi bari...

Madasha Haweenka: Dr Khadiija Cali Maxamuud

Garoowe —  Barnaamijka Madasha Haweenka waxaa toddobaadkan ku wareysanay Dr Khadiija Cali Maxamuud, oo ah madaxa mashruuca diiwaan-gelinta dadweynaha Puntland, kaasi oo hadda socda...

Booliska Puntland oo qoranayaa 500 oo dhallinyaro

Garoowe —  Dhallinyarada waxbaratay ee Puntland ayaa loogu baaqayaa inay ku biiraan ciidanka booliska, si hlkaasi ay uga helaan fursado shaqo islamarkaana ay u...

Wicitaanka: Khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah...

Warshad soo saareysa haamaha oksejiinta oo laga furay Boosaaso

Boosaaso —  Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa la wareegtay warshad soo sari doonta haamaha oksejiinta loo adeegsado caafimaadka, warshaddaan oo ay maalgeliyeen ganasatada Boosaaso. Isuduwaha wasaaradda...

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey guddiga doorashooyinka

Muqdisho —  Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo ay yeesheen ku ansixiyey xubnaha cusub Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka...

Recent articles