More

    Puntland

    Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho

    Muqdisho —  Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.Shirkan, oo uu guddoomiyey...

    Faaqidaadda: Horumarka iyo caqabadaha warbaahinta Puntland

    Boosaaso —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay horumarka ay suxufiyiinta Puntland ka gaareen tebinta wararka iyo caqabadaha ay kala kulmaan helidda...

    Iska hor-imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xeebta Boosaaso

    Boosaaso —  Iska hor imaad sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay xeebta magaalada Boosaaso.Iska hor-imaadka ayaa u dhaxeeyey ciidamada...

    Kulamo la xiriira doorashadii qof iyo cod ee Puntland oo la qabtay

    Garoowe —  Dallada Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee (PUNSAA) ayaa doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka dhacay kadib waxay in ka badan 10 degmo...

    Maxay tahay farriinta uu Xasan Sheekh u diray madaxda maamul goboleedyada?

    Muqdisho —  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay madaxda maamul goboleedyada dalka 'in aysan siyaasadayn arrimaha muhiimka u ah qaranka'...