25.7 C
Mogadishu

Puntland

Puntland oo ku eedaysay DFS inay burcad ku abuurtay xeebeheeda.

Puntland oo ku eedaysay DFS inay burcad ku abuurtay xeebeheeda. Xukuumadda Puntland ayaa ku eedeysay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud inuu ka dambeeyo qorshayaal lagu...

Puntland oo maxkamad keentay sarkaal laaluush qaatay & askari ka diidey.

Puntland oo maxkamad keentay sarkaal laaluush qaatay & askari ka diidey. Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa...

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku dib ugu laabtay.

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe kadib safar uu… Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dib ugu...

Waqooyi Bari oo maamul u magacawday deegaan Puntland ka arrimiso.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee maamulka isku magacaabay Woqooyi-bari Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay… Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee maamulka isku...

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo siyaasadeed oo ka dhan ah Deni oo si xowli ah u socda

Garoowe (Caasimada Online) – Warar ay Caasimada Online ka heshay magaalada Garoowe ayaa sheegaya in ciidamo tiradoodu ka badan tahay 500 oo laga soo ururiyay beelaha gobolka Nugaal tababar looga furay duleedka deegaanka Eyl, kuwaas oo ka madax-bannaan maamulka uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni.

Mareykanka oo u digay Xasan Sheekh iyo mucaaradka xilli ay kasii dareyso xiisadda

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka oo ay qeyb ka yihiin madaxda maamullada Puntland iyo...

Boqolaal katirsan booliska Puntland oo tababar loogu soo xiray Godad.

Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Maxamed Baarri Shire, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka… Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Maxamed Baarri Shire, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Cabdi Shire, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababarka Dufcadda 10-aad ee Ciidanka Booliiska Puntland, kuwaas oo ka qalin-jebiyay Dugsiga Tababarka Gen.

Puntland oo taageero xooggan u muujisay Galmudug

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor oo ka hadlayay xaaladaha kasoo kordhay Galmudug ayaa shaaca ka qaaday...

Markab shidaal u soo siday Muqdisho oo lagu afduubtay xeebaha Puntland

Muqdisho (Caasimada Online) – Xarunta Howlgallada Ganacsiga Badda ee militariga UK (UKMTO) ayaa faahfaahisay afduubka markab ganacsi oo ku sii jeeday dekedda magaalada Muqdisho,...

Burcadbadeed Soomaali Ah oo Laga Shakisan Yahay Inay Afduubteen Markab Shidaal oo Marayay Xeebaha Puntland

Koox looga shakisan yahay burcadbadeed ayaa la sheegay inay afduubteen markab shidaal oo marayay xeebaha Puntland, taasoo kicisay howlgallo baadi goob ah.

Ciidamada Mareykanka oo soo Gebagabeeyay hawlgal ka dhan ah ISIS-ta Soomaaliya

, 2025-08-26 10:59:01 , AFRICOMQoraalka sawirka, .Saacad ka horWarbixin uu soo saaray Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa lagu sheegay...

Safiirkii hore ee Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya oo sheegay sababta aysan Shabab u gaarin Puntland iyo Somaliland

, 2025-08-23 13:48:56 , AFPQoraalka sawirka, .Saacad ka horDanjirihii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre Jr ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya...

Recent articles