More

    Itoobiya

    Falanqeyn: Dheeli Tirka Siyaasadda Geeska ee Somaliya

    WASHINGTON —  Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan wafdi u dirtay magaalada Addis Ababa ee Itoobiya, wafdigaas oo halkaasi u tagay sii wadidda qorshaha fulinta heshiiskii...

    Ciidanka Itoobiya ma sii joogayaan Soomaaliya kadib heshiiskii Ankara?

    Muqdisho —  Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya, gaar ahaan howlgalka ATMIS ayaa waqtigu ka dhamaanayaa bisha 31-ka December, waxaana billaaban doona...

    Xasan Sheekh iyo Abiy oo la filayo in ay ku kulmaan Ankara

    Ankara —  Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inay kullan fool ka fool ah ku yeeshaan...

    Soomaaliya oo mar kale faro-gelin ku eedeysay Itoobiya

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysey mar kale dowladda Ethiopia in ay faro-gelin ku heyso madaxbanaanida Soomaaliya.Shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay...

    Soomaaliya oo mar kale faro-gelin ku eedeysay Itoobiya

    Muqdisho —  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Itoobiya ku eedeysay in ay faro-gelin ku hayso madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya, xilli weli ay taagan...

    Somaliland oo maanta looga dareeray goobaha cod-bixinta

    Hargeysa —  In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray codeynta doorashada madaxtinimada ee Somaliland.Doorashadan oo laba sano...

    Goobaha cod-bixinta doorashada Somaliland oo la soo xiray

    Hargeysa —  Waxaa soo xirmay in ka badan labada kun ee goobood ee cod-bixinta Somaliland ee saakay dadweynuhu ay ka codeeynayeen doorashooyiinka isku sidkan...

    Maxay ka dhigan tahay doorashada berri ka dhaceysa Somaliland?

    Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa doorashada madaxtinimada oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta sadexda xisbi qaran iyo toddoba urur siyaasadeed.Doorashadan...

    Soomaaliya oo xaqiijisay in ciidamada Ethiopia aysan ku jiri doonin howlgalka AUSSOM

    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada Ethiopia aysan qeyb ka noqon doonin howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee AUSSOM ee bedeladaya howlgaka ATMIS...

    Soomaaliya oo ku adkeysatay in Itoobiya aysan ka mid noqon howlgalka AUSSOM

    Muqdisho —  Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo ka hadashay mowqifkeeda ku aadan ciidamada Ethiopia oo qeyb ka noqda howlgalka cusub ee ATMIS bedelaya ee...

    Walaac ka dhashay isbaheysiga cusub ee Asmara

    Fallanqeeyayaasha siyaasadda Geeska Afrika ayaa sheegaya in heshiiska saddex geesoodka ee Asmara ku dhexmaray Somalia, Masar iyo Eritrea uu go’doominayo Ethiopia, isla markaana...

    Wareysi: Maxaa kasoo baxay shirkii Soomaaliya iyo dalalka QUINT ee Washington?

    Washington —  Mareykanka iyo afar dal oo kale, oo la isku yiraahdo QUINT ayaa ka wada hadlay baahida loo qabo dhameystirka qorshaha cusub ee...

    Wareysi: Ma laga yaabaa in Mareykanka uu ku biiro howlgalka Soomaaliya?

    Washington —  Midowga Afrika ayaan weli go’aan ka gaarin dalalka ciidamada ku biirin doona howlgalka soo socda ee taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee...

    Ileyska VOA: Khudbadihii Soomaaliya iyo Itoobiya ee shirka QM

    New York —  Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maanta la soo geba-gebaynayo, iyo...

    Wareegii 3-aad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia oo baaqday

    Ankara —  Waxaa baaqday wareegii 3-aad ee shirka lagu dhex-dhexaadinayo dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya, kaasi oo la filayay in berri uu ka furmo magaalada...

    Fallanqeyn: Muhiimadda wafdiga IGAD ee maanta yimid Muqdisho

    Muqdisho —  Wafdi sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.Wafdiga oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyey ayaa...