Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka
Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab).
Read More
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...
Faaqidaadda: Dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada Yurub
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada...
Washington —
Maanta waa saddexda May, 2024-ka, waxaana dunida laga xusayaa maalinta xorriyadda saxaafadda. Soomaaliyana waxay ka mid tahay meelaha dunida ee ugu halista...
Garoowe —
Dallada Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee (PUNSAA) ayaa doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka dhacay kadib waxay in ka badan 10 degmo...
, 2024-05-02 08:44:16 ,
Qoraalka sawirka, Warka cusub ee ay soo saartay shirkadda Apple2 Maajo 2024Shirkadda soo saarta taleefannada casriga ah ee Apple...