19.8 C
New York

Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori

Published:


HARGEYSA — Somaliland ayaa Isniintii shalay dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer.Seerahaan ayaa waxaa ka faa’iideysan doona xoolo gaaraya in ka badan hal milyan iyo shan boqol oo neef. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Khadar Maxamed Cakulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img