21.2 C
New York

Dowladda oo ku adkeysaneysa doorasho qof iyo cod ah

Published:


Muqdisho — 
Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay inay awoodda dib ugu celinayso shacabka, ayna qabanayso doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tilmaantay mid caddaalad ah, xilli mucaaradku su’aal gelinayaan qabsoomidda doorashada iyo hannaanka ay Villa Somalia u marayso.
Hadalka Dowladda Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya iyadoo maalinta Sabtida uu furmayo kalfadhiga lixaad ee labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo arrimaha ugu muhiimsan ee lagu gorfeyn doono ay ka mid yihiin doorashada iyo dib-u-eegista dastuurka.
Warbixin ku saabsan arrinkaas waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img