21.3 C
New York

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish

Published:


Muqdisho — 
Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu furayay isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay dagaalka ay Puntland kula jirto Daacish, dagaalka dowladda federaalka ee Al-Shabaab, iyo siyaasadda dalka, gaar ahaan mucaaradka oo uu sheegay in halkii ay dowladda talooyin siin lahaayeen, ay ka door bideen ceebeynta dowladda.
Warbixin arrintan la xiriirta waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaha VOA, Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img