More

    Xogo sirdoon oo la xiriira hoggaamiyaha Daacish

    Published on:


    Dalal ay tiradoodu sii kordheyso ayaa aaminsan in aad loogu dhow yahay ninka maamula hawlgallada caalamiga ah ee kooxda Daacish.
    Warbixin ay toddobaadkan soo saartay kooxda dabagalka cunnaqabataynta Qaramada Midoobay, kuna salaysan sirdoonka dowlado xubno ka ah Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in si weyn loogu kalsoonaan karo in Khaliifka Daacish uu yahay Cabdulqaadir Muumin, oo sidoo kale madax u ah laanta kooxdan argagixisada ah ee ka howlgasha Soomaaliya.
    Wariyaha VOA, Jeff Seldin, ayaa warkan soo diray. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo soo koobaya.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here