More

    Puntland oo billowday wajiga 2-aad ee dagaalka Daacish

    Published on:


    Boosaaso — 
    Ciidamada maamul gobleedka Puntland ayaa la sheegay inay billaabeen wajiga labaad ee howlgallo ay ka wadeen buuraleyda Caal-Miskaad ee Gobloka Bari ee ka dhanka ah kooxda Daacish.Dagaallo xooggan ayaa lagu soo warramayaa inay maanta. Dagaalladan ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaan ciidamada Mareykanka ay duqeyn ka fuliyeen buurahaasi.Wariyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan inoo soo dirtay.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here