25.9 C
New York

Bankiga IBS iyo Hay’adda Qaxootiga oo heshiis ku saxiixday Muqdisho

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa heshiis ku gaaray Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka iyo Bankiga ganacsiga ee IBS, kaasi oo wax looga qabanayo dhibaatooyinka bani’aadannimo ee ay wajahayaan dadka barakacayaasha iyo qaxootiga ku ah Soomaaliya.
Heshiiska ay laba dhinac ku kala saxiixdeen caasimadda ayaa dhigaya inay si wadajir ah uga shaqeeyaan taageerada ku wajahan duruufaha nololeed ee haysta dadka gudaha dalka ku dhex barakacay iyo qaxootiga aan Soomaalida aheyn.Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img