20.6 C
New York

Golaha Wasiirada Somaliland oo la horgeeyey xeerka ciqaabta ee cusub

Published:


Hargeysa — 
Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland ee shalay waxa la hor geenyey Xeerka Ciqaabta Guud ee Somaliland, xeerka ayaa bedeli doona xeerka ciqaabta guud ee Soomaliyeed kaasi oo Somaliland ku dhaqmaysay 33-kii sanadood ee ina dhaafay.Haddaba Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cabdinasir Muxumed Buuni oo daraf ka ahaa diyaarinta xeerkan cusub ayaa uga waramay wariyaha Khadar Maxamed Cakule.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img