27.7 C
New York

Shirka maalgashiga beeraha Soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay

Published:


Muqdisho — 
Magaalada Muqdisho waxaa Arbacadi shalay lagu soo geba- gebeeyay shir caalami ahaa oo looga hadlay maal-gashiga iyo wax soo saarka beeraha Soomaaliya.
Muhiimadda shirkaan ayay Sahra Cabdi Axmed ka wareysatay, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img