25.2 C
New York

Wicitaanka: Khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Soomaaliya

Published:


Muqdisho — 
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada, si gaar ahna Jubaland iyo Puntland. Waxaa marti ku ah Mahad Waasuge oo ah agaasimaha xarunta daraasaadka ee Somali Public Agenda.Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img