Garoowe —
Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xal u helidda khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka Puntland.Faahfaahinta warkan waxaa Garoowe ka soo diray Nuux Muuse Birjeeb.