Golaha Shacabka oo ansixiyey hindise sharciyeedyo la xiriira beeraha

0
172


Muqdisho — 
Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey laba hindise sharciyeed oo muhiim u ah wasaaradda beeraha iyo guud ahaan beeraleyda Soomaaliyeed.Hndise sharciyeedyadaasi ayaa kala ah; Hindise Sharciyeedka Abuurka iyo Noocyada Ayniga Dhir-Beereedka iyo Hindise Sharciyeedka Badbaadada Dhir-Beereedka iyo Takoorka.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More