32 C
New York

Gudoomiyahii hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo geeriyooday

Published:

[ad_1]

Columbus — 
Dr Cali Cabdi Camalow oo soo nqoday gudoomiyahii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalkaan Mareykanka oo uu habeen hore ku geeriyooday.
Dr Xuseen Maxamuud Siyaad oo loo yaqaanno Xuseen Caato oo ah dhaqaalyahan, soona noqday wasiir ku-xigeenkii hore ee maaliyadda Soomaaliya muddo dheerna lasoo shaqeeyay Dr Cali Camalow ayaan ka waraysannay qofka uu ahaa marxuumka iyo kaalintiisii maamulka ee Bankiga Dhexe.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img