More

    Puntland oo dib u dhiseysa waddooyin ay burburiyeen roobab

    Published on:


    Boosaaso — 
    Roobab mihiigaan ah oo mararka qaarkood dabeylo wata oo ka da’ay Puntland bilihii lasoo dhaafay ayaa wax yeelo u gaystay buundooyinka iyo wadada laamiga ah ee isku xirta Boosaaso iyo Garoowe, taasi oo ka mid ah kaabayaasha muhiimka ah ee Puntland.Agaasimaha Hay’adda wadooyinka Puntlanda Cabdifataax Maxmuud Sugule ayaa waraysi uu siiyey VOA waxuu uga warramay baaxadda burburka ee roobabka ay gaarsiiyeen waddooyinka isagoo sheegay inay dhawaan billaabi doonaan dhismaha iyo dayactirka wadada iyo buundooyinka dumay.


    Read More

    Related