22.6 C
New York

Madaxweyne Xassan oo mamnuucay hubka lagu dhex haysto magaalooyinka

Published:


Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud oo ka hadlay masjid ku yaalla Madaxtooyada ayaa waxa uu mamnuucay in hub lagu dhex haysto magaalooyinka waaweyn, sidoo kalana laga shaqeeyo kala qeybinta bulshada iyo hurinta colaadaha sokeeye oo khilaaf kala dhex gelinaya shacabka.
Madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud ayaa waxa uu khudbaddan jeediyay xilli dowladda uu hoggaamiyo ay wajaheyso kala qeybsanaan gudaha iyo khilaaf diblumaasi ah oo kala dhexeeyo dowladda Itoobiya.
Cabdicasiis Barrow ayaa warkan ka soo diray Muqdisho.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img