20.4 C
New York

Meydadka 7 askari oo lagu dilay Sh/Dhexe oo la geeyey Beledweyne

Published:


Beledweyne — 
Waxaa maanta magaalada Beledweyne la geeyay meydadka toddoba askari oo ka tirsan cidamada Dowladda Federalka Soomaaliya, kuwaas oo shalay malayshiyaad hubeysan ay ku dileen degmada Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.Faah-faahinta warkan waxaa Beledweyne ka soo diray wariyaha VOA Xuseen Xassan Dhaqane.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img