[ad_1]
Muqdisho —
Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya shilalka gaadiidka ee ka dhaca waddooyinka kuwaas oo dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.Tirada baabuurta ee soo galaysa magaalada caasimadda oo badatay iyo waddooyinka oo aad u liita ayaa la sheegay inay sabab u yihiin in shilalka ay bataan.Warbixintan waxaa soo diray Xasaan Kaafi Qoyste.
[ad_2]
Read More

