28.9 C
New York

Xuska Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar

Published:

[ad_1]

Soomaaliya waxaa maanta laga xusay sanad-guurada 70-aad ee ka soo wareegtay Maalinta Calanka Soomaaliyeed ee 12-ka Oktoober.
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo ku aadan maalintan u diray shacabka Soomaaliyeed.
Warkan waxaa noo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img