Kulan ku saabsan dhibaatooyinka gudniinka fircooniga oo lagu qabtay Muqdisho

0
174


Muqdisho — 
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan looga hadlayey dhibaatooyinka uu leeyahay gudniinka fircooniga, iyo u qareemida ansixinta dowlada ee sharciga cirib tirka gudniinkan.Kulankan ayaa ku soo aaddayaa xilli lagu guda jiro 16-ka maalmood ee caalmiga ee ka hortaga tacadiyada loo gaysto haweenka.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here