More

    Danyarta Puntland oo codsaday dib u soo celinta isticmaalka Shilinka Soomaaliga

    Published on:


    Deegaanada Puntland waxaa wali ka maqan oo aanan hadda laga isticmaalin lacagata Shilin Soomaaliga, taas oo ay kala mid yihiin gobollo badan oo ka mid ah Soomaaliya.Adeegsiga Shilin Soomaaliga, ayaa waxaa inta badan baddalay lacagaha dollarka Mareykanka oo ay dadka isugu gudbiyaan telefoonnada gacanta ee shirkadaha isgaarsiinta.Arrintan ayaa saaameeyay nolosha danyarta ku nool Puntland. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Bosaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yusuf.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here