Kismaayo —
Dowladda Hoose ee magaalada Kismaayo ayaa sheegtay in ay meel gaba gaba ah u mareyso dhismooyinka ilaa 12 waddo oo ku yaalla gudaha magaalada.Warbixintan waxaa Kismayo kasoo diray, Adan Maxamed Salad.
No media source currently available
Pop-out player