27 C
New York

Maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo laga xusay Muqdisho

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtey munaasabad lagu xusaayey maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo ku beegsan 1-da December. Halku dhega sanadkan ayaa ahaa Raac Tubta Toosan.Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaheena Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img