26.7 C
New York

Dagaal beeleedyo ka dhacay Galgaduud oo ay ku dhinteen in ka badan 55 qof

Published:

[ad_1]

Isku dhacyo hubeysan oo dhex maray Sabtidii laba beelood oo wada dega Gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 55 qof, 155 kalna ay ku dhaawacmeen, sida ay odayaal iyo dhaqaatiir ka soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters.Dowladda Soomaaliya ayaa ka sokow dagaalka ay kula jirto maleeshiyada al-Shabaab, waxay wajaheysaa culeyska dagaal beeleedyadan salka ku haya dhulka, daaqa, biyaha iyo kala aargoosiga qabiilka.Warbixin dagaalkaas ku saabsan waxaa Gaalkacyo ka soo diray wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img