21.6 C
New York

Imtixaanka Shashaadiga ee Dugsiga Sare oo ka bilowday Soomaaliya

Published:


Ra’iisul-wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Muqdishu ka daah furay imtixaanka fasalka 12-aad ee Dugsiyada Sare ee sanad dugsiyeedka 2023-2024-ka. Sanadkan ayaa imtixaankan waxaa u fadhiistay in ka badan 37,000 oo arday.
Wariyaha VOA, Cabdicasiis Barrow, ayaa warbixintan Muqdishu ka soo diray.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img