20.4 C
New York

Madaxweyne Xasan oo beeniyey inay wadahadal kula jiraan Al-Shabaab

Published:


Muqdisho — 
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay wadahadal uu u dhaxeeyo dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in aysan jirin wax ay ka wadahadlaan ayaga iyo Al-Shabaab, balse ay soo dhoweynayaan cid kasta oo ka tirsan oo kooxda oo Soomaali ah oo isaga soo baxda.Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Mursal.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img