21 C
New York

Aadan Madoobe oo wareejinaya xilka guddoomiyaha golaha shacabka.

Published:

Aadan Madoobe oo wareejinaya xilka guddoomiyaha golaha shacabka.

Madaxweynaha dhawaan lagu doortay Magaalada Baydhabo ee Mamaulka Koonfur Galbeed Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan…
Madaxweynaha dhawaan lagu doortay Magaalada Baydhabo ee Mamaulka Koonfur Galbeed Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta lagu wadaa inuu si rasmi ah u wareejiyo mas’uuliyadda hoggaanka Golaha Shacabka ee Somalia. Aadan Madoobe ayaa la filayaa inuu hortago Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, halkaas oo uu ku caddeyn doono in Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka, Sacdiyo Yaasiin Samatar, ay sii wadato gudashada waajibaadka guddoomiyaha, isla markaana hay’adaha dowladda iyo xildhibaannaduba ay la shaqeeyaan inta laga soo dooranayo guddoomiye cusub. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo la filayo in dhawaan dib loo furo kalfadhiya

Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo horey u diidey inuu xilka iska casilo xilligii ololaha Koonfur Galbeed ayaa isku hubsaday kursiga Madaxweynaha Maamulkaasi oo weli Lafta-gareen sheeganayo hoggaankeeda.

Related articles

Recent articles

spot_img