21.6 C
New York

Axmed Madoobe oo wada-hadal loogu baaqay

Published:


Muqdisho — 
Xilli Deegaanada Jubaland ay ka billawdeen doorashooyin gaar ah oo uu qabsanayo maamulka Jubaland ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada ay soo jeedinayaan siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubaland, kuwaas oo dalbanaya in madaxweyne Axmed Madoobe uu ku soo laabto miiska wada hadalka, uuna ka baaqsado doorashooyinka uu Kismaayo ka wado.
Shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen siyaasiyiintaas waxaa warbixintan ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img