More

    Maamulka gobolka Banadir oo sheegay inay wax ka qabanayaan cabashada debedbaxayaasha

    Published on:


    Maamulka Gobolka Banaadir iyo taliska qaybta booliska gobolka ayaa wada dedaallo ay ku doonayaan inay ku dajiyaan banaanbaxyo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacayey magaalada Muqdisho, kuwaasoo ay dhigayeen dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta.
    Mudaharaadayaasha ayaa ka gadoodsan lacago qaali ah oo ay sheegeen in lagu soo rogay, xilliga ay qaadanayaan ruqsadaha wadista. Maamulka ayaa la kulmay guddi ay iska soo saareen dhalinyaradii isu soo baxyada ka dhigay caasimadda.
    Waxay u sheegeen inay dhageysteen cabashadooda iyagoo u ballan qaaday inay wax ka qabanayaan. Warbixintaan waxaa noo haaya Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here